Ugaas Maxamed Ugaas Jamac Baruur oo Oslo Lagusoodhaweyay +Sawiiro +Video

Waxaa maalintii shalay lagu qabtay magaalada Oslo ee Saacimada Norway Xaflad balaaran oo lagu soodhawaynayay Ugaas Maxamed Ugaas Jaamac Baruur.
Waxaana xafladan kasooqayb galay qeaybaha kala duwan ee jaaliyada Norway iyadoo weliba dadkii kasooqayb galay ay kamid ahaayen kuwo kayimid Sweden, iyo Italy.
Xafladan ayaa eheeh soodhawayn iyo siisagootin maadaama Ugaaska kayimid USA Kuna siisocdo Somaliya.
Dadkii halkaas kahadlay waxay aad utaagreen ugaaska iyagoo sheegay inuu yahay nin uqalma kana soobixi kara hoosha loodoortay haday noqon lahayd Karti iyo daacadnimo.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

One thought on “Ugaas Maxamed Ugaas Jamac Baruur oo Oslo Lagusoodhaweyay +Sawiiro +Video”

  1. Maxamed C/llaahi Yuusuf (Warboo) says:

    maashaallaah waa wax lagu farxo marka aad aragto nin aad aqoon fiican u leedahay oo loo caleema saaray Ugaasnimo,runtii waxay soomaalidu tiraahdaa
    geela xoolo kuma jiro, markaa anigu waxaan leeyahay waa nin u qalma ugaasnimada,qofkii yaqaan ayaa yaqaanee Ugaas Maxamed J Baruur Hambalyo ayaan leeyahay,Allenna garabkaaga ha galo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook