opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Wasiir Qarjab oo ujawaabay Wasiir Faratoon +Video

Share

 

Cabdi Xirsi Qarjab Wasiirka Warfaafinta Puntland oo ka jawaabay hadal kasoo yeeray Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Yaasiin Faratoon oo shalay sheeegay inay Puntland heshiis ku gaadheen inaysan Faragelin Sanaadiiq Doorashada.

 

“Halkan waxaan usoo fariistay inaan beeniyo war kasoo baxay Wasiirka arrimaha gudaha ee Somaliland ee sheegay in ay Puntland kula heshiiyeen inay sanduuqyo keenaan Gobolka Sool iyo Sanaag, arrintaasi wax kajira majiraan! Mana ogolin Gobolka Sool iyo Gobolka Sanaag in ay Sanduuqyo keento Somaliland.

Umadda Soomaaliyeed muddo ayeey burbur ku jirtay, cidii halkaa keenta wixii dhib ah ee ka yimaada iyada masuuliyadeeda qaadaysa, Puntland-na dhulka ay xukunto oo Puntland ah way difaacaysa, dadweynaha reer Puntland oo Gobolka Sool Iyo Gobolka Sanaag jooga iyo meelkasta oo ay joogaan waxaan leenahay Puntland maanta carqalad ma rabto, ummada Sooomaaliyeedna carqalad uma rabto, Laakiin wixii jiritaankooda iyo midnimadooda soo farageliya waa in loo diyaargaroobo, waa in la iska difaaco dowladduna waa garab istaagaysa”

Gobolka Sool iyo Sanaag lama Keeni karo Sanaadiiq, Wixii dhiba ee ka yimaada iyadaa qaadi doonta Masuuliyadeeda Somaliland, Puntland ay difaaci doonto Dhulkeeda” Ayuu yidhi.

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook