Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo Oslo lagusoodhaweeyay +Sawirro+Video

Waxaa kulan Casho sharaf ah loogu sameeyay magaalda Oslo ee Dalka Norway Xidhibaan Amed Macalin Fiqi oo maalmahaan booqasho kujoogay .
kulankaan casho sharafta ayaa waxaa sooqaban qaabiyay qaar kamid ah jaaliyada somalida Norway.
kulankan ayaa waxaa kasooqayb galay siyaasiyiin, Aqoon yahano iyo weliba qaar kasocday saxaafada kulankaan cashada ah ayaa ahaa mid lagu kala warqaadanayay ugu horayn dadkii kasocday jaaliyada ayaa uga warbixiyay xaalada dalkan Norway iyo dhibaatooyinka mararka qaar lasoogudbonaado iyo inay dowlada somaliya kadoonayaan inay kor kala socoto xaalada jaaliyada.
ugu dambayn waxaa halkaas kahalay Xildhibaan Fiqi oo kudheeraaday xaaladihii kala duwanaa ee dowlada somaliya soomartay iyo siday dowlad walba meel usoogaarsiisay dowladnimadii somaliya oo mudo dheer la laa.

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

One thought on “Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo Oslo lagusoodhaweeyay +Sawirro+Video”

  1. Abdihakim Ali says:

    Daalim waaye

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook