Yuusuf Garaad oo sheegay sababta Dowladda ay dhex dhexaad ka noqoto Khilaafka Wadamada Carabta +Video

Wasiirka arrimaha dibadda dowladda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa wareysi uu bixiyay uga hadlay arimo badan oo ay kamid yihiin wax qabadkiisii.

Yuusuf Garaad ayaa si weyn uga hadlay dadaaladda ay dowladda Soomaaliya kula soo wareegeyso maxaabiista ugu badan ee caalamka ku xiran.

Wasiirka ayaa dhanka kale ka hadlay arimaha khilaafka Carabta, Sababtii ay dhex dhexaad uga noqdeen, Waxa iska badalay taageeradii Xulifadda Sacuudiga siin jireen Soomaaliya iyo faa’idada laga helo Qatar.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook