Arsenal oo 3-1 UgaBadisay FC Cologne +SAWIRRO

Kooxda Arsenal ayaa guul 3/1 ah ka gaartay kooxda FC Cologne oo marti ugu aheyd kullan wareegga Group-yada ee Europa League ka tirsan

Sedexdaas gool waxaa kala saxiixay Sead Kolasinac ,Sanchez iyo Hector Bellerin waxa ayna kala yimaadeen daqiiqadihii 49, 67 iyo 82-aad

Arsenal waa looga horeeyay goolka , waxa ayna kulankaas soo bandhigeen qaab ciyaareed aad u qurux badan.

Goolka Sanchez waxa uu ahaa mid aad u cajiibsan oo isaga ayaa ka shaqeystay waliba si aan la filaneyn ayuu u dhaliyay.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook