Axmed Madoobe oo soo arkay Halka Kenya Darbiga ay ka dhiseyso +SAWIRRO

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa booqday Xuduudka Soomaaliya iyo Kenya ee kala qaybiya Magaalooyinka Beledxaawo iyo Mandheera.

Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa ka mid ah Wasiiro uu ka mid yahay Wasiirka Amniga maamulka Jubbaland Cabdirashiid Janaan.

Sidoo kale Madaxweynahu wuxuu tagay halka ay Dowlada Kenya ka dhisayso darbiga mudooyinkii lasoo dhaafay uu muranku ka taagnaa.

Madaxweynaha Jubbaland ayaa maalmihii lasoo dhaafay Booqasho ku maraayay gobolka Gedo.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook