DHAGEYSO Banaanbax looga soo Horjeedo weerarkii Ciidamada Xasilinta oo Muqdisho ka socda

Waxaa ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan Xaafada Haanta dheer ee degmada Hodan banaanbax ay sameynayaan dadka deegaanka, waxayna kaga soo horjeedaan dagaalkii ka dhacay deegaankaasi.

Saraakiil ka tirsan ciidamada Milatariga iyo Nabadsuggida ayaa ku baxay goobihii saakay lagu dagaallamay.

Ciidamo ka tirsan Milatariga Soomaaliya ayaa sheegay in ay tahay wax laga xumaado in saakay ay weerar kusoo qaadaan Ciidamada Xasilinta Caasimadda.

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook