DHAGEYSO-Madaxweynaha cusub ee hirshabelle oo sheegay warkii ugu xiisaha badna 

Maxamed Cabdi Waare Madaxweynaha Cusub ee maamulka Hir-Shabeelle oo ay Maanta doorteen xildhibaanada Maamulkaas oo khudbad dheer jeedinayay kadib doorashadiisii ayaa ka hadlay marxalada ay soo martay hir-Shabeelle iyo intii uu kala socday.

Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay in dabaaldegyada ka socda deegaanada Maamulka Hir-Shabeelle in ay ku saleysan yihiin, in ay tahay imtixaan uu u galay ku guuleysashada Madxweynaha Maamulkaas.

Waxa uu sidoo sheegay in Hir-Shabeelle ay soo martay waqti aad u adag,islamarkaana la caburin jiray, isaga iyo xildhiabanada Hir-Shabeelle basle ay haatan ka gudbeen sida uu hadalka u dhigay.

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook