DOODII Ugu Yaabka Badneyd: Facebook oo dhibaato ku noqday Madaxda Soomaaliya +COD

Madaxda dowlada Soomaaliya ayaa kamid ah shaqsiyaadka ugu badan ee isticmaala Aalada Bulshada gaar ahaan Facebook iyo Twitter, waxaase arrinta siyaasada Soomaaliya sii kululeeyay Facebook oo boqolaal qof ay ku dhaleeceeyaan dowlada Soomaaliya.

Hadaba, Sidee ayuu Facebook ama baraha kale ee Bulshada u isticmaalaan dadka Soomaaliyeed, Hoos ka daawo Barnaamij xasaasi ah.

Fanaanka Dalmar Yar ayaa kamid ah koox wariyaal iyo aqoonyahano ah kuwaas oo ka dooday arinta Facebook iyo heerka ay bulshada Soomaaliyeed ka gaartay isticmaalkiisa.

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook