Maryan Mursal oo Gaalkacayo Timid +VIDEO

Fanaanada Caanka ah ee Maryan Mussal ayaa maanta si balaadhan loogu soo dhoweeyay magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug oo ah Halkii ay ku Kortay.

Waxay sheegtay inay ugu dambaysay iyadoo 6-sano Jirta, Islamarkaana ay maanta Ilmadu kasoo Qubatay, Waxay ka mahad celiyey dhamaan dadkii sida wanaagsan u soo dhoweeyay.

“Hadii ay diidaan Nabada Badhaxley iyo Garsoor, Waan iska Masaxayaa Gaalkacyo oo dhan inaan ku dhashay, Burundi inaan ku dhashay ayaan sheegayaa, waa inay Qaataa Nabadii Gaalkacyo ay lahayd” Ayay tidhi.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook