Masuul ka tirsan dowlad goboleedka Puntland oo lagu dilay Gaalkacyo

Meydka masuul la sheegayo inuu ka tirsanaa Wasaarada Maaliyada dowlad goboleedka Puntland ayaa laga helay duleedka magaalada Gaalkacyo.

Wararka ayaa sheegaya in masuulkan oo magaciisa la oran jiray Liibaan Xassan Cabdulle ay saacado ka hor kala baxeen hoygiisa kooxo hubeysan oo la rumeysan yahay iney ugu dambeyn naftiisa dhaafiyeen.

Lama oga waxa uu salka ku hayo dilkan iyo cida ka dambeysay, wixii warar ah ee ka soo kordha kala soco boggan insha ALLAAH.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook