Oromada oo Bilowday inay Sumeeyaan Qaadka, 23-Qof oo Isbitaalka ladhigay +COD

 

Ugu yaraan 23 Qof oo ku Xanuunsaday Qaad la Sumeeyay magaalada Jig-jiga Kaasi oo ka yimid dhinaca magaalooyinka Oromada.

 

Dad badan oo Soomaaliyeed ayaa ku dhintay Dhulka Oromada, Iyadoona Halkaasi lagu Xasuuqay, Iyadoo loo dilay si Foolxumo badan, Taasi oo ahayd Isir la dagaalan oo lagu Beegsaday dadka Soomaaliyeed.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook