Waraysi Gudoomiyaha degmada kaxda iyo dilkii taliye Qoolleey +COD

 

Taliyihii Nabadsugida degmada Kaxda Maxamuud Xasan Macalin C/raxmaan oo ku magac dheer Qooley ayaa u geeriyooday dhaawac ka soo gaaray rasaas dabley hubeysan ku fureen gaarigiisa xilli uu marayay Xaafada Xoosh ee degmada Dharkeenley.

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook