Xildhibaan Reer Gedo ah oo Digniin Culus u diray dadka kahadlaya Arrinka Qalbi-dhagax +COD

 

Siyaasiga Soomaaliyeed ee ka mid ahaa Baarlamaankii hore ee Dalka kana tirsan Siyaasiyiinta ka soo jeeda Gobolka Gedo Ex-xildhibaan Bood Cabdulle Magan ayaa si Kulul uga hadlay Arinta Qalbi dhagax,

Bood Cabdulle Magan ayaa sheegay inaysan jirin Ujeedo Dowlada loogu Siyaasadeeyo Go’aanadeeda waxa uuna cadeeyay inaysan Dowladu Gacan siin karin Argagixisada ONLF.

Siyaasiga Soomaaliyeed ee ka mid ahaa Baarlamankii hore ee Dalka kana tirsan Siyaasiyiinta ka soo jeeda Gobolka Gedo Ex-xildhibaan Bood Cabdulle Magan ayaa digniin u diray dadka diidan Dowlada Soomaaliya.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook