Yuusuf Daba geed Hiiraan land wax layiraahdo Beledwayne loogama dhawaqi karo +COD

Gudoomiyihii Hore Maamulka Gobolka Hiiran Yuusuf Axmed Xagar (Yuusuf Daba geed) oo shalay ku guuldareystay Doorashadii ka dhacday Magaalada Jowhar ayaa war culus soo saaray.

Wasiirka Dib uheshiisiinta HirShabelle Yuusuf Daba geed ayaa waxa uu ka hadlay sida uu u arko doorashadii ka dhacday Jowhar sheegayna inuu ku faraxsan yahay.

Yuusuf Daba geed ayaa u Hambalyeeyey Madaxweynaha Cusub Ee Loo doortay Maamulka HirShabelle Maxamed Cabdi Waare Siraaji isagoo sheegay inuu kufaraxsan yahay Xilkaasi loo doortay.

Waxa uu Yuusuf Daba geed sheegay inaysan maqli karin Maamul aan Aheyn HirShabelle oo ka jira Hiiraan kuna goodiyey in ay tallaabo ka qaadi doonaan cidii HirShabelle ka hor timaada.

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

One thought on “Yuusuf Daba geed Hiiraan land wax layiraahdo Beledwayne loogama dhawaqi karo +COD”

  1. diini says:

    Dameerkaan wax cishta Malaga waayay cidiisa, waxaan ku talin lahaa ninkaan xoogaa ari cad ah ama ido ah ha loo iibiyo baadiyane yoow soo dhaadin. waa dameer aan cagli lahayn.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook