Alaab Dhaqe Isu Baddalay Milyaneer +COD+SAWIRRO

Tashita Tufaa, oo ah nin Ethiopian ah balse dagan Mareykanka ayaa noloshiisa ku sameeyay isbadal weyn, kadib marki uu shaqo kasoo bilaabay alaab dhaqid kadibna noqday milyaneer.

Tufaa oo ka soo jeeda gobolka Ormada ayaa waxaa uu Magaalada Minneapolis ku leeyahay shirkad gaadiid oo ay u shaqeeyaan inkabadan 300 oo basas ah.

 

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook