DAAWO KHUDBADA C/WALLI GAAS EE XIRITAANKA SHIRKII KISMAAYO

Waxaa magaalada Kismaayo maalintii shalay kusoo dhamaaday Shirkii Halkaasi uga socday Hogaamiyeyaasha Qaar kamid ah Maamulada ka jira Soomaaliya.

Waxaa Kulanka markii uu soo xidhmay si wada jir ah Warbaahinta ula hadlay Madaxda maamulada ka Qayb galay Shirka Kismaayo, Kaasi oo laga soo saaray Qodobo kala duwan.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook