Gaas ”Xukumada somalia waxba lagama waydiinayo arimaha dantu noogu jirto ”

Madaxweynaha  Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, oo loo doortay Hoggaamiyaha madasha ay ku midaysanyihiin madaxda shanta
maamul goboleed ee dalka ayaan ka waraysanay hindisaha madasha iyo sababta loo aasaasay xiligan wuxuuna si cad u sheegay in arimaha ay dani ugu jirto madaxda maamul goboleedyada dalka ayna kala tashan doonin madaxda xukumada somalia.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook