Gudoomiyaha Aqalka Sare Oo Qalad Ku Tilmaamay 12 October In Loo Dabaal Dago Calanka Soomaaliya +VIDEO

Gudoomiyaha Aqalka Sare Ee Dowlada Faderaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa sheegay in ay mudneen 12 october in loo sameeyo dabaal dagyo ay ku baxaan qarashyo faro badan.

waxa uuna sheegay in maalintaas ay ka xaq leedahay in la xuso maalintii calanka soomaaliya laga daagay magaalada Hargayso 26-juun oo ku sheegay inay aheyd maalintii calanka soomaaliya asagoo xor ah laga taago dhul soomaaliyeed.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook