Madaxweyne Xaaf “Dalka Dad Aan Talin Jirin Baa Ka Taliyay”+VIDEO

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf oo maanta dib ugu laabtay degmada Cadaado kadib shir uu uga soo qeybgalay magaalada Kismaayo ayaa sheegay in dalka ay ka jirto dhibaato.

Waxa uu Xaaf sheegay in dad aan talin jirin ay taliyeen, dadkii talin jirayna ay tageen waa sida uu hadalka u dhigaye.

Dowladda dhexe ayuu sheegay iney usoo qoreen talooyin dowladdana ay ka rajeynayaan iney talooyinkaasi qaadato.

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook