Messi oo Xulka Argentina u soo saaray Koobka Adduunka +SAWIRRO +VIDEO

Ciyaaryahanka Messi ayaa Argentina usoo saaray koobka adduunka kadib markii uu Xalay u dhaliyay seddexda gool oo ay kaga badiyeen Ecuador, kulan ay qasab ku ahayd Argentina in ay badiso.

Chile ayaa hartay, taas oo ka dhigan in Sanchez aanu ciyaari doonin koobka adduunka sanadka dambe.

C.Ronaldo iyo portugal ayaa iyaguna iska xaadiriyay Ruushka goor sii horreysay oo caawa ah, markii ay garaaceen Switzerland.

Labada Ciyaar yahan ee waaweyn mar kale ayay kasoo muuqan doonaan dhacdada isboorti ee ugu weyn adduunka.

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook