Muuse Biixi oo Itoobiya Looga yeeray +Video

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee Maamulka Somaliland Muuse Biixi ayaa gaadhay Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda Itoobiya waxaana uu halkaa kula kulmay Ra,iisul wasaaraha Itoobiya oo u yeedhay.

Socdaalka Muuse Biixi ee uu ku tagay Addis ayaa imaanaya kadib maalin uun kadib markii la shaaciyey tirada cod bixiye yaasha ee ka codeyn doona deegaanada Maamulka Somaliland.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook