Siyaasi Craxmaan Siciid Dhegawayn ”Waxaa Naloo Xiray In Nala Caburiyo dastuurka dalkana uu Cabdiweli Gaas ku tunto Mana Aqbaleyno” +COD

Waxaa Magaalada Garowe ee xarunta Maamul goboleedka Puntland galabta lagu xiray afar ka mid ah rag siyaasiyiin, ganacsato iyo wargarad isugu jira.

Siyaasiyiinta la xirey, ayaa dhawaan madal ay ugu magac dareen “Madasha Badbaadinta Puntland” halkaasi kaga dhawaaqay, isla markaana ka soo horjeestay shirkii maamul goboleedyada ee Kismayo ka dhacay.

Dhinaca kale Siyaasi C/raxmaan Siciid Maxamud(Dhegawayne) oo ka mid ah dadkii Maanta la xiray ayaa sheegay in amarka lagu xiray uu bixiyey Madaxwaynaha Puntland Abdiweli isla markaana loo xiray Aragtidood Siyaasadeed oo lagu caburinayo sida uu hadalka u dhigay.

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook