Wasiirkii hore ee maaliyada Puntland Faarax Cali Shire oo Oslo lagu soodhaweeyay +SAWIRRO+ VIDEO

Waxaa magaalada Oslo ee Dalka Norwy lagu soodhaweeyay Wasiirkii hore ee maaliyada Puntland Faarax Cali Shire oo waayahanba socod kumarayay Qaarada Yurub.
Kulankan oo ay sooqaban qaabisay jaaliyada Puntland ee Norway ayaa waxaa kasooqayb galay qaybaha kala duwan ee jaaliyada iyo qaar kamid ah somalida kudhaqan dalka Norwa gaar ahaan caasidiisa Oslo.
Kulankan aya ahaa mid xog swaydaarsi iyo in lagu kala warqaato xaalada guud ee dalka iyo weliba mid Puntland, dadkii xafladaas kasooqayb galay ayaa dhamaantooda sheegay inay kufaraxsan yihiin akulanka wasiirka iyo inay maqleen inuu yahay musharax Puntland balse ay doonayaan inay isaga afkiisa kamaqlaan haduu yahay warkaasi mid jira.

Ugu dambayn wasiir Faarax Cali Shire ayaa halkaas kahadlay uguna mahad celiyay dadkii sooqaban qaabiyaya kulnka iyo sida niyada leh ee ay usoowada dhaweeyeen jaaliyada wuxuuna sheegay inaan weli lagaarin xiligii lagu dhawaaqi lahaa musharaxnimada balse uu damacaas kujiro kana hadlidoono markii xiligeeda lagaaro.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook