Xil. Mahad Salaad “Farmaajo wuu kufashilmay Mas uuliyadii loo igmaday”

Xildhibaanada Golaha Shacabka kuwoda ugu Afkaarta Kulul Ayuu ka mid yahay Mahad Maxamed Salaad waana mucaaradka Dawlada Hadda Shaqeysa.

Xildhibaanka ayaa galabta Boggiisa Facebook kusoo Qoray hala tashado Farmaajo waxa uu dayacday Mas’uuliyadii uu uhayey sidaa awgeedna Golayaasha Baarlamaanka Baaq udiray.

Mahad Salaad ayaa sheegay in Xaalada Xasaasiga ah uu Waddanka Ku Jiro loo baahan yahay in Loo raadiyo Cid Hogaankaasi toosin karta.

HOOS KA ARAG QORAALKA MAHAD SALAAD KUSOO QORAY FACEBOOK

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook