Jaaliyada Norway oo ururisay Lacag dhan 1.090.574 kr+SAWIRRO+VIDEO

Jaaliyada Somalida ee Norway ayaa iska ururiyay Lacag dhan 1.90.574kr oo udhiganta 128.162 dollar, taasoo ay ugu tala galeen inay kucaawiyaan dadkii ay dhibatada kasoogaartay qaraxii 14.10.2017 ka dhacay isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook