“Labo Oday ayaa Caynaba ku sheekaystay ee Khaatumo & Somaliland heshiis ma gelin”+COD

Siyaasiga Axmed Maxamed Xasan (Gacmo-yare) oo Horay usoo Noqday Wasiirka Warfaafinta ee Khaatumo ayaa ka hadlay ugu horayn Heshiiskii dhowaan Caynaba ku dhexmaray Cali khaliif iyo Axmed Maxamed Siilaanyo.

Axmed Gacmo-yare Mar uu ka hadlay Hadalkii dhowaan kasoo yeedhay maamulka Puntland ee lagu sheegay inaan Gobolada Sool iyo Sanaag ka dhici doonin doorashada Somaliland.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook