Maxaa ka jira in lagu kala baxay Doorashadii Somaliland +VIDEO

Guddiga doorashooyinka ee maamulka Somaliland ayaa goor dhow saxaafadda kala hadlay arrimo ku aadan halka ay marayaan tirinta cododka.

Waxaa saxaafada la hadlay afhayeenka guddiga iyo sidoo kale guddoomiyaha, waxaana ay sheegeen in weli ay socoto tirinta codadka.

Waxay kaloo sheegeen in aysan sheegi karin maalinta ay natiijada ku dhowaaqayaan oo ay xitaa qaadan karto Saddex maalin ee soo socota.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook