Qarax Ismiidaamin Ah Oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya degaanka Weedow ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi Ciidamada AMISOM lagula eegtay qarax.

Qaraxan oo ahaa Ismiidaamin ayaa lagu soo waramayaa in ciidamada AMISOM lagula eegtay degaanka Weedow xilli halkaasi ay marayeen Kolonyo AMISOM .

Qof ka mid ah dadka degaanka oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay inuu arkaayay gaari NOAHA oo ku Qarxay Meel banaan oo barxad ah markii ay gudbeen Ciidamada AMISOM

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook