Sanatar Cabdi Qeydiid Yaa ka masuul ah dadka ku dhex Ganacsanaya Airborka ?+VIDEO

Sanator Cabdi Qeydiid oo ka hor hadlayay kulan ay muqdisho ku yeesheen xubanaha aqalka sare ayaa ka hadlay arimo kala duwan oo xiligaan ka jira magaalada muqdisho .

Cabdi Qeybdiid ayaa hadalkiisa intiisa badan uga hadlay shirkado ka yimid yurub iyo maraykanka oo ka dhex shaqaysta sida uu ku sheegay hadalkaan hoose.

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook