Wasiiradii gargaarka Xukuumadda Somaliya oo iscasishay

Wasiirka Wasaaradda gargaarka Xukuumadda Soomaaliya Maryan Qaasim ayaa goor dhow ku dhawaaqday in ay isaga tagtay xilkii Wasiirnimo ee xukuumadda Soomaaliya.

Maryan Qaasim ayaa ka mid aheyd Wasiiradda uu soo Magaacay Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre markii xukuumadda lasoo dhisay.

Wasiiradda ayaa Twitterkeeda ku sheegtay in ay xilka iska casishay mana bixin Faahfaahin badan.

Maryam Qaasim ayaa ahay wasiir muhiim ah, islamarkaana si aad ah ugu dhow madaxweyne Farmaaajo, waxbadanna soo qabatay.

Tani dhabar jab iyo niyad xumo ayeey ku beereysaa madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo.

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook