Xuska Mowliidka oo lagu qabtay Oslo 25.11.2017 +SAWIRRO+VIDEO

Waxaa magaalada Oslo ee Dalka Norway lagu qabtay Xuska dhalashada Nabi Maxamed CSW.
Xuskan ayaa waxaa sanad walba lagu qabtaa Oslo waxaana kasoo qayb gala culumo ara badan oo ka kala imaada Gobolada Norway iyo weliga wadamada yurub taasoo lagu way neeyo dhalashada Nabigeena Maxamed CSW.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook