Falanqeynta Kulamada Xiisaha Leh Ee Boxing Day Premier League & Jadwalka Kulamada

Ciyaaraha Boxing Day Premier League ayaa furmaya 26,27 ilaa 28 December oo ku began talaadada, arbacada iyo khamiista, waxaa koox kasta ay ciyaari doonaa maalmo kooban gudahood kulamo badan oo xiriir ah.

Manchester United ayaa marti galineysa Kooxda Burnley kulamada ugu xiisaha badnaa ee ciyaaraha Boxing Day, halka kooxda horyaalka Premier League difaacaneysa ee Chelsea wajaheyso Brighton.

Xilliga Christmas-ka ayaa guud ahaan kubadda cagta Ingiriiska waxaa laga ciyaaraa kulamo badan oo xiriir ah, iyadoo aanu jirin wax fasax ah si lamid ah horyaalada kale ee Yurub.

Newcastle, oo ku jira xaalad xun, waxay kulan muhiim ah la qaadan doonaan kooxda Manchester City oo ah kooxda kaliya ee aan laga badin weli horyaalka Ingiriiska.

Boxing Day Kulamada 26

 

Bournemouth vs West Ham

Chelsea vs Brighton

Huddersfield vs Stoke

Liverpool vs Swansea

Manchester United vs Burnley

Tottenham vs Southampton

Watford vs Leicester

West Brom vs Everton

Boxing Day Kulanka 27

Newcastle vs Manchester City

Boxing Day Kulanka 28

Crystal Palace vs Arsenal

Olivier Giroud netted scorpion kick goal for Arsenal on New Year’s Day

Kulanka ugu adag maalmaha Boxoing day waxa uu dhaxmarayaa kooxaha Arsenal iyo Chelsea 3da Janaayo, waxa ay aheyd xilli ciyaareedkii hore markii ay kulmeen labada koox in Antonio Conte uu ku bilaabay falsafada seddex daafac.

Maalinta Sanadka Cusub kulanka ugu adag waxaa qaadanaya kooxaha Everton iyo Manchester United, halka Liverpool wajaheyso Burnley oo kujira xilli ciyaareed adag.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook