Akhriso: Jadwalka Isku Aadka Ciyaaraha dowlad goboleedyada

Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya ayaa soo bandhigay Isku aadka Ciyaaraha Maamul goboleedyada, ciyaarahan oo la filayey inay sanadkaan lagu qabto Kismaayo ayaa loo wareejiyey magaalada Muqdisho oo sanadkii labaad martigalinaysa ciyaarahan. isku aadka ayaa la dhigay wareegga koowaad laba Group.

GROUP A: Banaadir, Galmudug iyo Jubbaland
GROUP B: Hirshabeelle, Puntland iyo Koofur Galbeed

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook