DAAWO Sheekh Maxamed Shaakir oo loo saxiixay inuu noqdo Ra’isulwasaaraha Galmudug

Madaxtooyada Villa Soomaaliya ayaa hada waxa lagu soo gaba gabeyay Munaasabad lagu saxiixayo Dhameystirka Heshiiska Ahlsuna iyo Galmudug ee dhawaan si hordhac ugu dhacay Dalka Jabuuti.

Munaasabadda ayaa waxaa goobjoog ka ah Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo, Wasiirka Arrimaha Dibadda Yuusuf Garaad, Wasiirka Arrimaha Gudaha Cabdi Faarax Juxa iyo xubno ka tirsan Golaha Wasiirada.

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook