Madaxweynihii Hore ee dalka Yemen Cali Cabdalla Saalax oo la dilay

Wasiirka Arrimaha Gudaha dalka Yemen ayaa xaqiijiyay in Kooxda Xuutiyiinta ay dileen Madaxweynihii Hore ee dalka Yemen Cali Cabdalla Saalax.

Waxaa uu sheegay in Madaxweynaha lagu dilay Isku dhacyo ka dhacay Magaalada Sanca Maanta.

Maalmihii lasoo dhaafay ayay ku dagaallamayee Magaalada Sanca Cali Cabdalla Saalax iyo Kooxda Xuutiyiinta ah.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook