30 Qof oo lagu xir xiray Boosaaso +COD

Amaanka Magaalooyinka Bosaaso iyo Qardho ayaa si aad ah loo adkeeyay iyadoo uu ku soo wajahanyahay Madaxweynaha DFS Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo.

Ciidamada Amniga ee Magaalada Bosaaso ayaa inkabada 30 qof oo dhalinyaro ubadan ayaa waxa ay ku soo qab qabteen Ciidamada Howlgalo ay ka sameeyeen Xaafadaha Magaalada Bosaaso.

Taliska Qaybta Boolisk Golka Bari ayaa waxa uu soo rogay Amaro ah in lamamnuucay guud ahaanba gaadiidka dadweynaha iyo kuwa Dowlada ee leh bacaha Madow.

Taliyaha qaybta Boolik Gobolka bari C/xakiin Yuusuf Xuuseen oo warbaahinta kulhadlay Magaalada Bosaaso ayaa sheegay in Howlgaladu ay sii socon doonaan inta laga xaqiijino Amnaga Magaalada oo mudoytinkii udambeeyay ay ka dhacayen falal lidi ku ah Amniga.

Hoos ka dhagayso.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook