Arsenal Iyo Manchester United Oo Heshiis Ka Gaaray Xaalada Alexis Sanchez

Waxaa jira warar sheegaya in Manchester United iyo Arsenal ay heshiis ka gaareen xaalada weeraryahanka Chile Alexis Sanchez.

Manchester United ayaa isku diyaarineysa inay kala soo wareegto xiddiga heerka caalami ee dalka Chile kooxda Gunners kadib markii ay ku garaaceen Saxiixiisa Manchester City.

Saxafiga lagu magcaabo Diego Martinez, oo ka tirsan Marca iyo AS, ayaa sheegay in heshiiska labada dhinac lasoo afjaray Sabtidii, islamarkaana lagu dhawaaqi doono saacadaha soo aadan.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook