Balaweyne Oo Saaka lagabilaabay ugaarsiga Al-shabaab +COD

Maamulka Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxa uu sheegay in dhawaan ay bilaabi doonaan howlgalo ka dhan ah Al-shabaab oo looga saarayo deegaanada ay Gobolka kaga suganyihiin oo ay weerarada kaga soo qaadan Ciidamada dowlada .

Taliyaha guutada tobanaad ee ciidamada xooga dalka Soomaliya ee gobalka Hiiraan generaal Axmed Tabane Gureey oo warbaahinta kual hadlay Magalada Baladweyne Ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxa uu sheegay in Howlaglan dhawaan ay Ciidamada ay qaadi doonaan .

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook