Beesha Jareer wayne oo Mudaaharaad xoog badan kadhitay Kismaayo+VIDEO

War naga soo garay magaalada kismaayo ee xarunta maamulka jubbaland ayaa sheegaya in halkaas lagu dilay wiil dhalan yaro ah waxaana lagu dilay toorey sida ay warbaahinta u shegeen ehelada wiilkan sida arxan darada ah loo dilay .

hadal haynta ugu badan magaalada kismaayo xiligan waa dilkan ku cusub magaalada waxaa banaan bax sameeyay ehelada wiilkan iyo beeshiisa .

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook