C.raxmaan Faroole oo Weerar Ba’an ku Qaaday C.wali Gaas +VIDEO

Madaxwaynihii Hore ee maamulka Puntland C.raxmaan Faroole oo Warbaahinta kula hadlay Garoowe ayaa ka hadlay Xiisada kasoo Korodhay deegaanka Tukaraq, Wuxuuna Muuse Biixi ugu baaqay inuu Ciidanka Somaliland ka saaro deegaankaasi, Isagoo sheegay inuu ahaa Duulaan Gar-daro ah.

Wuxuu sidoo kale Weerar Ba’an ku Qaaday C.wali gaas madaxwaynaha Puntland iyo Baashe Maxamed Faarax Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliland isagoo sheegay inaysan Nabad iyo dagaal waxba ka ogayn, Isagoo ugu baaqay inay Beelahooda Nabad-dhex dhigaan Marka hore.

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook