DAAWO: Khudbadii ugu Qosolka badneyd oo Salaad Cali Jeelle kajeediyay Furitanka Garoonka Garoowe

Guddoomiyaha Xisbiga Midnimo iyo Dimuqraadiyada Salaad Cali Jeelle oo maanta Khudbad qiimo leh ka jeediyay daah furka Garoonka diyaaradaha magaalada Garowe ayaa sheegay in Puntland ay tahay hooyada maamul Goboleedyada dalka.

Siyaasi Salaad Cali Jeelle ayaa qiray markii ay dagaalada ka jireen Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya deegaanada Puntland ay ahaayeen kuwo horumar ku tallaabsanayay.

“Taageerada aad muujiseen midaa idiinka rabay ayey aheyd qalbigeena isla socda” ayuu yiri Salaad Cali Jeelle.

Hadalka Salaad Cali Jeelle oo u badnaa mid qosol ayaa aad ugu amaanay shacabka iyo Madaxda maamulka Puntland siday wacan ay u soo dhoweeyeen madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook