DAAWO Muuqaalkii ugu horeeyay oo laga soo duubay Tukaraq

Xaalada magaalada Tukaraq ee Gobolka Sool ayaa degan, Waxaana Halkaasi Booqday Saraakiil iyo Xubno ka socday Somaliland. Waxayna ka warbixyeen Xaalada magaalada.

Tukaraq ayaa waxaa dhowaan ka baxay Ciidankii Puntland ee ku sugnaa Kastamka Cashuuraha, kadib markii ay Weerar kusoo qaadeen Ciidamada Somaliland.

magaalada ayaa waxaa sidoo kale lagu dhex arkayey Ciidamo tiro badan oo ka socday dhinaca Somaliland.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook