Daawo Wafdi ka socda Dowladda Federaalka ah oo Cadaado soo gaaray

Wafdi ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo gaaray Magaalada Cadaado xarunta kumeelgaarka Galmudug, Wafdigan ayaa waxaa hogaaminayey Wasiiru dowlaha Howlaha Guud DFS Axmed Cabdi Kaariye, waxaana wafdigan ka mid ahaa Senator Yuusuf Dhagey, Xildhibaan Abtidon yare, Xildhibaan Joodax iyo Xildhibaan Maryan Cabdi Geedi. waxaan si diiran u soo dhaweeyey bulshada Cadaado.

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook