DAAWO:-Xildhibaan Ibbi “Gobolka Banaadir wuxuu noqday goob cid walba ay sheegato”

Duqa Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed ayaa iftiimiyay dhowr waxyaabood oo shaki laga qabay maalmihii lasoo dhaafay ka dib waraysi uu bixiyay

Taabit oo ah siyaasi dhalinyaro ah ayaa noqday mid ka mid ah hogaamiyaasha loogu jecel yahay Somalia xiligaan, waxaa jiray guux xoogan oo ku aadan maqaamka caasimadda oo soo ifbaxay dhowrkii maalmood ee lasoo dhaafay, hadaba waxaan soo koobay jawaabihii ugu xiisaha badnaa ee ku jiray wareysigaan.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook