Gabar uu dhaliyey Luis Figo oo laga faafiyey Video Fool xumo ah

Wararka ka imaanaya dalka Portugal ayaa sheegaya in warbaahinta dalkaas ay aad u hadal hayso Video anshax daro ah oo lasheegay in laga duubay gabar uu dhalay Cayaaryahankii hore ee Real Madrid Luis Figo kaas oo lagu faafiyey baraha bulshada.

Tan iyo habeenkii Khamiista waxaa baraha Bulshada dhex wareegaaleysanyey Video Sex ah oo lasheegay in laga duubay Daniela Figo oo ah Gabar 18 sano jir ah oo uu dhalay Xiddigii weynaa ee dalka Portugal Luis Figo taas oo keentay in ay ka xumaadeen qoyska Reer Figo.

Daniela Figo oo ah Gabdha lasheegay in laga Video anshax daro ah ayaa Jimcihii ka hadashay waxa kajira sheekdaas waxaana ay dhigtay barteeda Instagram, oo ay ku leedahay 13,000 followers:ay ku sheegtay in laga been abuuray lana sameeyey wax iyada loo ekeysiiyey balse aysan waxba kajirin waxa lagu faafiyey baraha bulshada iyada oo isku tilmaantay in ay tahay gabar sharaf leh kana soo jeeda qoys magac weyn leh.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook