Harry Kane oo beeniyey in uu Tottenham labilaabay Wadahadalo qandaraska loogu kordhinayo

Weeraryahanka kooxda kubada Cagta Tottenham ee Harry Kane ayaa beeniyey in uu Wadahadal labilaabay Naadigiisa wadahadalkaas oo qandaraas cusub loogu kordhinayo.

Harry Kane oo beryahaan laysla dhex maraayey in kooxdiisa Tottenham u soo bandhigtay qabdaraas cusub ayaa sheegay in ay been abuur yahay Warka sheegaya in uu ogolaaday heshiis cusub balse ay xaqiiq tahay in uu jecelyahay kooxda in uu sii joogo.

Xiddiga dalka England ayaa waxaa doon dooneysa kooxda Real Madrid oo dooneysa in ay ku xoojiso dhankeeda Weerarka oo aad u liita xiligaan balse lama oga in uu bishaan Janaayo u Wareegi doono iyo in uu dhamaysan doono xili Cayaareedkaan.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook