Madaxweyne Farmaajo oo lagu soo dhaweeyay Koonfurta Gaalkacyo+SAWIRRO

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu soo dhaweeyay Koonfurta Magaalada Gaalkacyo ee Galmudug.

Soo dhaweynta Madaxweynaha ayaa waxaa ka qeyb galay Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Galmudug sida Madaxweynaha Galmudug, Wasiiro, iyo Xildhibaano.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook