Manchester United oo heshiis lagaartay Aliou Traore

Kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa soo bandhigtay Cayaaryahan da.yar oo ay heshiis lagaareen kaas oo lagu Magacaabo Aliou Traore.

Manchester United ayaa Aliou Traore oo 17 Sano jir ah dhawaan waxa ay kala soo wareegeen kooxda dalka France ee Paris Saint-Germain Waxaana uu saxiixay heshiiskii koowaad ee Caa;lami ah.

Naadiga Manchester United ayaa Aliou Traore oo Weerarka ka cayaara waxa ay ku dareen kooxda da.yarta kooxdaas oo uu Macalin u yahay Xiddigii hore ee khadka dhexe Nicky Butt.kaas oo sheegay in wiilkaan uu yahay mid mustaqbal kuleh kubada Cagta isla Markaana ku soo bixi doona Cayaaryahan weyn sida uu hadalka u dhigay.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook