Qarax goordhow ka dhacay Muqdisho

Wararka naga Soogaaraya duledka magaalada Muqdisho gaar ahaan EXkaantarool Afgooye ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay Qarax lala eegtay ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya.

Qaraxan ayaa la sheegay in uu ahaa Miino lagu aasay dhulka kaas oo lala eegtay gaari nooca Cabdi Bilaha ah loo yaqaano oo ay wateen ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya.

inta laxaqiijiyay ilaa iyo hada Waxaa Qaraxan ku dhaawacmay 3 Askari oo ka tirsanaa Ciidamadii Gaariga saarnaa.

Mas,uuliyada Qaraxan ayaa waxaa sheegatay kooxda Al=shabaab .

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook